Wiil ay jiireen gaadiidka ciidamada ATMIS oo dhaawacii soo gaaray u geeriyooday

Cabdiraxmaan Faarax Fiidow ayaa ugu geeriyooday caawa dhaawac halis ah Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho, kaasoo ka soo gaaray markii u jiiray gaari ka mid ah kolonyo ay wateen ciidamada ATMIS. Shilkan ayaa galabta ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho oo marxuumka geeriyooday uu degenaa.. Fiidow wuxuu ka mid ahaa Arday ka … Continue reading Wiil ay jiireen gaadiidka ciidamada ATMIS oo dhaawacii soo gaaray u geeriyooday